-
Qormada Aamina Muuse Weheliye ee magaceedu yahay Meherkayga i sii waa qumbulad ku dhex qaraxday bulshada Soomaaliyeed wakhti ku haboon. Halkan anigu dib ugu celin maayo wixii Aamina sheegtay, laakiin waxaan jecelahay inaan ballaadhiyo soohdinta ay ka hadashay. Ballaadhintaasi waxaan u arkaa inay lama huraan u tahay helitaanka qoys wanaagsan oo unug u ah bulsho isku…
-
Three nights ago, my friends and I went to Al Omari Mosque in Edmonton to say Isha and Taraweeh prayers. The parking was not only full, but had a lot of cars, ours included, circulating to find a spot missed by the others. When at last we thought we got the blind spot, a parking…
-
The Cost of Aid is a talk on this Al Jazeera Counting The Cost program. I felt compelled to write a piece off the mark to be followed by other in the future, God Willing. From the Lords of Poverty to Moyo’s Dead Aid, the international aid is receiving a lot of criticism lately. One…
-
“Markay dani meeday tidhi Maxaan talo meel ka dayey Markay dani maaha tidhi Weydiiyey qof meel ka dayey Markay dani maaha tidhi Ku laabtay halkaan ka dayey Markay dani maaha tidhi Kasii dayey meel la dayey” Maansadii Dabahuwan ee uu curiyey Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi” Inteena rumaysan Ta Weyn, ta yari lama sii ridna. Saamiga aad…
