Murti & Wisdom والحكمة

Maydhane Blog

  • Today, I came across this article which I wrote in May 2006 in protest of the abolishment of university student committees or unions which led to the death of the Day of Somaliland Students. After seven years, I still feel this and dread the passing of every May 2nd that I do not hear students…

  • Markaan huluushay bustaha, saw kuma ambabarin xamxam iyo dood kulul oo la isku qaaday. Laba xubnoodoo is tusay inay kuwa kale xus dheer yihiin, saw midiba dhan garteeda uma dhiiban. Aniguna, xaadire, soo daaya midba tiisa saw ma odhan.

  • Ku: Golaha Tifaftirka Weedhsan.com Ujeedo: War-Murtiyeedka Doodda Dhasha iyo Dhaqaalaha Mudane, Marka hore iga guddoon salaan la mid ah tii aad war-murtiyeedka ugu soo gudbiseen ka qaybgalayaasha dooda Dasha iyo Dhaqaalaha. Waxaan idiinka mahadnaqayaa sida dulqaadka leh, kartiduna ka muuqato ee aad doodaas usoo gudbinayseen. Waxa xusid mudan sidaad u fududeyseen u kala socdaalka aragtiyaha kala duwan…

  • Doodda ay curisay qormadii Axmed Deeq ee Ubad badan uma baahnin, waa mid xiiso badan ku dhexfurtay saddex-xagalka adeegsiga aqoonta, caqliga, iyo diinta. Waxa xiisahayga balbaliyey intaan laga qorin iyo cidda aan ka qorin. Halkaasaan is leehay, intii Eebbe karti kuu siiyo, ku dar. Aadamigu dheeli ma waayo. Arrimaha nolosha ee murugsani waxay ku dhaliyaan dadka…

  • Dedicated to my sister, Hamda Nasiya, and the other sisters who are fighting for justice, enlightenment, and development one girl at a time. They are the inspirations under our noses we keep missing. History is interesting until you have to take a test or, worse, until you have to face the daunting job of weaving…