Tag: Xubinta ugu mudan
-
Murankii Xubnahayga
Markaan huluushay bustaha, saw kuma ambabarin xamxam iyo dood kulul oo la isku qaaday. Laba xubnoodoo is tusay inay kuwa kale xus dheer yihiin, saw midiba dhan garteeda uma dhiiban. Aniguna, xaadire, soo daaya midba tiisa saw ma odhan.