Tag: Ubadka
-
Dhal, Dhin ama Dhufaan: Adi Lee Waaye!
Doodda ay curisay qormadii Axmed Deeq ee Ubad badan uma baahnin, waa mid xiiso badan ku dhexfurtay saddex-xagalka adeegsiga aqoonta, caqliga, iyo diinta. Waxa xiisahayga balbaliyey intaan laga qorin iyo cidda aan ka qorin. Halkaasaan is leehay, intii Eebbe karti kuu siiyo, ku dar. Aadamigu dheeli ma waayo. Arrimaha nolosha ee murugsani waxay ku dhaliyaan dadka…