Murti & Wisdom والحكمة

Tag: Qoraal

  • Akhriskii Kal Hore: 2015

    …qiimaha akhrisku kuma jiro tirada ee waa tayada; kuma jiro intaad garatay ee waa intaad guddo; kumana jiro intaad ku xidhan tahay aragti iyo qof ee waa intaad u xalan tahay aragti iyo qof cusub.

  • Aqoonta

    Qormadan hoos ku taal waa turjumidda “Of Studies“ oo uu qoray Faraansis Baykan (Francis Bacon) oo ahaa faylasuuf iyo qoraa noolaa intii u dhaxaysay 1561 – 1626. Waa qormo ku cukan aragtiyo qoto-dheer oo ku saabsan aqoonta, raadcadeeda, iyo faa’iidooyinkeeda. Intii aan turjumayey waxaan ku dedaalayey in aan u ilaaliyo qormada bu’deeda, bilicdeeda, iyo baaxadeeda oo iigu kala mudan…

  • Akhriskii Kal Hore

    بسم الله الرحمن الرحيم      (اقْرَأْ وَرَبُّكَ الأَكْرَمُ(٣) الَّذِي عَلَّمَ بِالْقَلَمِ (٤ عَلَّمَ الإِنسَانَ مَا لَمْ يَعْلَمْ (٥ Akhrisku wuxuu ugu jiraa dadka Muslimiinta ah kaalin aan mudankeeda lasoo koobi karin. Waxaan shaki ku jirin amarkii ugu horreeyey, iyo ereygii ugu horreeyey, ee xagga Eebbe uu uga keenay Jibriil (NKHA) Nabi Maxamed (NNKHA) inuu ahaa “اقرا” oo…

  • Gorfayn – Ku Saabsan Qorista: Sooyaalka Xirfadda

    Hordhac Qoraalku mar waa sooryo. Maankaaga aragtiyaha ku cukan iyo warka ceegaaga markaad qalinka ku dareeriso waxaad ugu talogelaysaa waa inaad ku soorto akhriste jooga meel kaa duwan miley kaa duwan. Waxaad u tebinaysaa fallaadho dareen sida oo turqa maankiisa, ruxa qalbigiisa ama gariiriya ruuxdiisa. Gujada waxaad ka wadaa inuu wax ka bedelo falkiisa joogto…