Tag: Iskaa-Tusto
-
Iskaa-Tusto
Caawa waa gurcud dam ah. Haddana, waa kasii goor iyo goob qul ah. Qolka baas maxaa iftiin oo dhan ka qariyey! Waxaan horjoogaa iskaa-tustada jooga qofka ka dheer ee ku ligan gidaarka. Waxaan rabaa inaan is arko. Saw lama odhan iyadaa iskaa tusi? Kolba dhinac ayaan isku malmalaa. Aad baan u eegaa dhankay iga xigto.…