Tag: Gaashaanbuur Qabiil
-
Qabyaalad: Yeedhan Mise Yuusan?
Dhacdada Burco ee isgaashaanbuuraysiga labada beelood ma aha wax dadka hore uga qarsoonaa. Beelaha siyaasadda iskugu hiilinayaana maanta ma bilaabmin. In la sheego waxa la is odhan karaa wixii hoos aan u wada ogeyn ayey kor u qaadeen. Dad badan markaasay la urtey. Urta dhabta ahi waa in wakhti omos ah, oo dad iyo duunyaba halis ku…