Murti & Wisdom والحكمة

Tag: Faraansis Baykan

  • Aqoonta

    Qormadan hoos ku taal waa turjumidda “Of Studies“ oo uu qoray Faraansis Baykan (Francis Bacon) oo ahaa faylasuuf iyo qoraa noolaa intii u dhaxaysay 1561 – 1626. Waa qormo ku cukan aragtiyo qoto-dheer oo ku saabsan aqoonta, raadcadeeda, iyo faa’iidooyinkeeda. Intii aan turjumayey waxaan ku dedaalayey in aan u ilaaliyo qormada bu’deeda, bilicdeeda, iyo baaxadeeda oo iigu kala mudan…