Tag: Daalin
-
Cadan
Maansadan waxay ka dhalatay rabshadihii beriga dhawayd ka dhacay Cadan oo ay joogaan Gacalisadayda Aniisa Axmed Cumar iyo Curadayda Yaasmiin Mukhtaar Xasan dhammaadkii bishii lasoo dhaafay ee 12aad sannadka 2013. Heesba waxaan u daayey Waxaan durbaanka hooyey Ee dabaaldegii hagaasiyey Waa dabkaa Cadan haleelay Hubkaa iyo qaraxa dayaamay Halbawlaha daabka saaran Beerka hantaaq la diidey…